Iskuul dadka wax lagu baro oo laga hirgaliyay Deegaanka Beer Cabdi Faarax.

0
35

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiiro, Xildhibaano, Maamulka Gobalka Galgaduud iyo Magaalada Dhuusamareeb, Ganacsato, aqoonyahano iyo xubno ka socday ururka Damqasho ayaa Deegaanka Beer Cabdi Faarax oo kamid ah Deegaanada hoos taga Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa ay kaga qeyb galeen xarig jarka Iskuulka Deegaanaka oo dhismihiisu mudooyiinkii la soo dhaafayay soconayay hadana soo gaba gaboobay.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawaramayesa