Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Iskuduwaha Waasaradda Caafimadka Jubbalaand ee Degmada Afmadow Xasan Mursal iyo Masuuliyiin kale ayaa kormeeray goobaha ay ku nool yihiin dadka ay abaarahu saameeyeen ee Degmada Afmadow.
Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya.
Audio Player