Iskuduwaha Wasaaradda Ganacsiga Dhoobley oo Idaacadda Sanguuni ugu Hambalyeyay Sanad guura deeda 3-aad.

0
65

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iskuduwaha Wasaaradda Ganacsiga ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose oo wareysi siiyay Warbaahinta Sanguuni ayaa ugu Hambalyeeyay Sanad guuradeeda Saddexaad taasi oo si rasmi ah uga Howlgashay Magaalada Dhoobley 15 Bishii lixaad ee 2020 Idaacadda ayaa mudadii ay ka howlgaleysay Degmada xooga saartay ka waramida Wararka la xidhiidha Arimaha bulshada sida Caafimaadka, Waxbarashada iyo Guud ahaan Horumarka ka socda Magaalada Dhoobley iyadoo qeyb ka qaadatay Dhirigalinta Da’yarta Ku soo biireysa Suuqyada Ganacsiga ee Degmada.

Xasan Maxamed Cabdullahi.ayaa kawaramaya