Iskaashatooyinka Kallumaysatada Jubbaland oo loogu baaqay inay ku shaqaystaan doomo la siiyay.

0
27

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaarada Kaluumeysiga Jubbaland ayaa kallumaysatada kula dardaarmay inay kor u qadaan wax soo saarka kallunka iyagoo ka faa’iidaysanaya doomaha la siiyay oo tiro ahaan gaaraya 8 domood  ‘isagoona dhanka kale u mahadceliyay Hay’adda WFP ka caawisay doomaha Kallumaysata la siiyay.

Khadar Axmed Salaan. ayaa faah-faahinaya