Iskaashatada Makiinadaha Shiida Badarka Baardheere Oo Codsadey in Loo iibiyo Qalab

0
100

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Roobka iyo daadadkii ku dhuftay Baardhere ayaa saamayn ku yeeshay Makiinadaha Shiida Badarka ,Cajiinka iyo Saliid Macsarada ee degmada Baardheere, waxay waayeen qalabkii ay ku shaqayn jireen madaama ay biyihii ka qaadeen Dad badan oo noolashooda ku mareenjiray Makiinadaha Shiida Badarka ayaa soo wajahaday shaqo la’aan.

qaar ka mid ah dadka ka shaqeeysanayay Makiinadaha Shiida Badarka ayaa waxa ay ka hadlayeen sida u saameeyay fatahaada iyagoona codsaday in loo iibiyo qalbka matooradasi oo biyaha ka qaaday.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya