Isbitaalka Yardimeli ee Magaalada Muqdisho oo lagu soo kordhiyay qeybta daaweynta Lafaha.

0
103

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xafladan xarig loogaga jarayay qaybtan cusub ee daawaynta iyo qaliimada lafaha ee lagu soo kordhiyay Isbitaalka Yardimeli kaas oo lagu dabiibi doono bukaanada qaba xanuunada Lafaha ayaa waxaa ka soo qayb galay Masuuliyiinta Isbitaalka Dhaqaatiir Agaasimayaal ka socday qaar Kiamid ah Isbitaalada gaarka loo leeyahay iyo marti sharaf kale.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya