Isbitaalka Redsea ee Muqdisho oo daah-furay adeeg caafimaad oo cusub

0
97

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Isbitaalka redsea oo kamid ah isbitaalada waweyn ee ku yaala magaalada muqdisho ayaa daahfuray qeybta cusub ee furista xididada xiran ee lugaha iyo gacmaha.

Munasabada daah furka oo ahayd mid balaaran ayaa wax ka soo qeyb galay mas’uuliyiin ka tirsan dowlada. Agaasimaha isbitaalka redsea xasan maxamed nuur ayaa sharraxay soo kordhinta qeybtan cusub.

Gudomiyaha maamulka gobolka banadir oo ka hadlay gabagabadii munaasabada ayaa sheegay in muhiimad gaar ah bulshada u leeyahay adeegan isbitaalka redsea uu soo kordhiyay.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya