Isbitaalka Muqdisho oo bilaabay wajiga 2-aad qaliimada badalidda Jilbaha iyo Sinaha.

0
93

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Isbitaalka Muqdisho ayaa bilaabay wajiga 2-aad qaliimada badalidda Jilbaha iyo Sinaha oo ay fulinayaan Dhakhaatiir ajaanib ah

Dhaqaatiirtan ayaana haqab tiraya dadka qabay baahiyahaasi caafimaad, dad aad u tira badan ayaana ka faa’iideestay howlahaan caafimaad.

Axmed Cabdullaahi madaxa xariirka dad weynaha ee Isbitaalka ayaa faa-faahin ka bixiyay barnaamijkan caafimaad ee ka socda Isbitaalka.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya