Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Isbitaalka MGM health care oo dalka India ku yaala iyo isbitaalka muqdisho oo iskaashanaya ayaa daahfuray barnaamij caafimaad oo la xidhiidha qaliimada guud sida burooyinka kansarka cudurada guud ur ku jirta iyo gaaska waxaana furinta barnaamijka caafimaad oo dadka somaaliyeed ay dalka dibadiis u aadi jidheen gar ahaana India uu kasocdaa isbitaalka wayn ee Magaalada muqdisho oo ku yaala degmada yaaqshiid ee Gobolka baanadir.
Dhaatiir katimid dalka India ayaa qayb ka ah fulinta mashruuca oo loogu talagalay in dadka somaaliyeed ay ka faaiideestaan inta dkhaatiirta ay dalka ku suganyihiin iyaga oo bixinaya adeegyada caafimaad oo dadkeena ay u aadaan dalka dibadiis.
Agaasime ku xigeenka isbitaalka muqdisho maxamed maxamuud abdulle cigaal ayaa sharaxaad ka bixiyay fulinta ololaha caafimaad.
Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa faah-faahinaya