Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hay’adda kheyriga ah ee kalkaal Hospitaal Foundation iyo Hay’adda Belarus oo kaashanaya Isbitaalka kalkaal qeybta 4ta darjiino oo kamid ah Isbitaalada waawayn ee Magaalada Muqdisho ayaa soo gabgabeeyay Olole qaliin oo lacag la’aan ah oo furuuryaha looga talay dad gaaraya 120 qof oo ka kala yimid gobolada dalka Dowlad Deegaanka Soomaalida iyo Gobolka Waqooy Bari kenya.
Ololahaan ayaa socda sanadkii 6aad oo xiriir ah waxaana ka faa’iideystay dad ka badan 2000 qof.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya