Isbitaalka Hooyadda iyo Dhalaanka Banaadir oo lagu deeqay qalab Cafimaad.

0
44

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hey’adda Gargaarka Naafada Soomaaliyeed ee DAAF ayaa agab caafimaad waxa ay gaarsiisay Isbitaalka Hooyada iyo Dhalaanka ee Banadir oo baahi weyn u qabeen.

Qalabkan ayaa loogu talagalay Hooyada iyo Dhalaanka iyadoona kor loogu qaadayo tayada Isbitaalka banadir.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya