Isbitaalka guud ee gobolka Hiiraan oo dib loo furay kadib sameyntii ka soo gaartay fatahaada.

0
85

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Agsimaha isbitaalka guud ee gobolka Hiiran Saleebaan Cabdi Cali ayaa sheegay in isbitaalka uu dib u shaqa bilaabay kadib markii uu saameeyay wabiga shabelle.

Qeybaha kala duwan ee isbitaalka sida qeybta gar gaarka deg deg ah iyo qeybta qaliinka ayaa laga saaray biyo iyo qashin badan oo fadhiyay waxaana hada loogu adeegayaa bukaanada la keeno isbitaalka.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa faah faahinaya