Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qeybta Hooyada iyo dhalanka ee lagu kordhinayo Isbitalka Deegaanka Docoley ee Degmada Cadaado ayaa waxaa iskaashi bulsho ku dhisaya dhalinyaro ka soo jeeeda Deegaankaasi.
Cabdiraxman Macalin Maxamuud oo wakiil ka ah dhalinyarada Hawshan gacanta ku heysa ayaa kawarramaya baaxada qeybtan cusub oo dhismaheedu la bilaabay.
Qaar kamid ah bulshada Deegaanka Docoley oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in si buuxda uga qeyb qaadan doonaan dhismaha Isbitaalkan.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya