Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka caafimaadka xukuumada soomaaliya ayaa ku wareejiyay masuuliyiinta degmada Xamarweyne agab ka kooban solar system iyo gaari loogu adeegi doono xarunta caafimadka degmada Xamarweyne
Munaasabada lagu wareejinayay agabkan ayaa waxaa goobjoog ahaa masuuliyiinta maamulka gobolka Banaadir madax kasocotay hay’ada caafimaadka Aduunka iyo masuuliyiinta xarunta caafimadka Degmada Xamar weyne.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya