Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Isbitaalka daryeel ee magaalada kismayo ayaa soo kordhiyay qalab cusub kaasoo ay ugu adeegi doonaan bulshada.
Qalabkan ay soo kordhiyeen isbitaalka daryeel ayaa kala ah mashiinada lagu baaro wadnaha iyo mashiinada lagu ogaado cudurrada ku dhaca habdhiska dheefshiidka waxaana mashiinada marka hore loo aadi jiray magaalada muqdisho ee caasimada dalka.
Diktoor axmed maxamed xussein cinro agaasimaha guud isbitaalada daryeel ayaa faafaahin ka bixiyay qalabkan ay soo kordhiyeen iyo adeegyada ay ugu qaban doonaan bulshada.
Maxamed Cali Samow. ayaa warbixintan ku eegaya