Isbitaalka beder ee Degmada Dhoobley oo soo kordhiyay adeegyo cusub.

0
125

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Isbitaalka bader oo kamid ah isbitaalada sida gaarka ah loo leeyahay ee ku yaala degmada dhoobley ayaa inta badan bulshada u soo kordhiyaa adeegyo kala duwan si ay kor ugu qaadaan hormarinta adeegyada caafimaad ee Degmada.

Dr Muuse Cabdi Garas oo ah dhigtoor ku takhasusay cudurada guud oo dib uga shaqo bilaabay Isbitaalka beder ee Degmada Dhoobley ayaa kawarbixiyay adeegyo cusub oo isbitaalku uu soo kordhiyay.

Maxamed Cali Samow. ayaa warbixintan inooga diyaariyay