Isbitaalka Banaadir oo lagu wareejiyay qalab caafimaad oo muhiim u ah.

0
36

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hay’adda Naafada Gargaarka Soomaaliyeed ayaa Isbitaalka Banaadir oo ah Isbitaalka Hooyada iyo dhalaanka ee Magaalada Muqdisho gaarsiisay qalab caafimaad gaar ahaan kuwa Isbitaalku baahida ugu badan u qabay.

Ugu horreyn waxaa goobta ka hadlay madax barnaamijyada Hay’adda Gargaarka Naafada Soomaaliyeed isagoo sharaxay qalabka iyo waxyaabaha uu ka kooban yahay.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya