Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Masuuliyiinka ka tirsan Hay’adda Amoud Foundation oo uu hogaaminayo xiriiriyaha hey’ada ee geeska afrika pro axmad cabdi ismanciil ayaa kormeeray isbitaalka al-xayaat ee magaalada boorama oo ay kasocoto qaliino caafimaad oo bilaash ah. Maxamed Cali Samow