Isbitaalada Muqdisho oo bilaabay in ay ku tartamaan tayada adeegyada ay bixiyaan.

0
52

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ku dhawaad sodon sano kadib dalkeena soomaaliya waxaa uu sameynayaa isbadalo dhanka adeegyada bulshada ah kuwaasi oo ay baahi weyn u qabeen bulshada soomaaliyeed.

Adeegyada ay bulshada qeybaheeda kala duwan dalka dibadiisana u aadi jireen ayaa haatan isbitaalada bilaabay in ay ku tartaamaan tayada waxyaabaha ay keenayaan dalka.

Qaar ka mid ah Isbitaalada Magaalada Muqdisho ayaa bilaabay in ay ku tartamaan tayada adeegyada ay bixiyaan.

Maxamed Cali Samow. ayaa faah-faahinya