Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka ayaa laga daah furay isbitaal cusub oo lagu daaweyn doono cudurada kala duwan sida Sokoroowga, kaasoo lagu magacaabo London Fertility Center, waxana furitaanka isbitaalkan ka qeyb galay bahda caafimaadka, dhaqaatiirta, maamulka isbitaalka iyo marti sharaf kale.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa faah faahineysa