Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Sare u kac weyn oo dhinaca Qudaarta ah ayaa laga dareemayaa suuqyada Qudaarta Magaalada Baydhabo ,Arrintan ayaa saameyn ku yeelatay dhaq dhaqaaqa wax kala iibsiga suuqyada, in kastoo ay sare u kaceen Qudaarta nocyadeeda kala duwan ayaa hadana waxaa si weyn loo dareemayaa Qiimo kororka ku yimid Yaanyada, Bardhada, Koostada, iyo wixii la mid ah.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya