Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Deegaanka Awdiinle ee Gobolka Baay ayaa waxaa ka jira isbedel koror Dhanka arimaha Caafimaad ee ay bulshada ka heleyaan xaruumaha Caafimaadka ee ka jira Deegaanka kuwaasi oo ay badankoodi leeyihin Shaqsiyaad gaar ah ayigoona adeegyo caafimad oo kala duwan ay Siyaan bulshada Deegaanka iyo Tulooyinka Hoos yimaada.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa