Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Dhuusmareeb ee caasimada dowlad goboleedka galmudug qiimaha shidaalka ayaa hoos u dhacay waxaana litarkii lagadayaa waxkayar hal doolar halka uu mar gaaray hal doolar iyo bar waxaana ganacsatada shidaalka ay sheegeen in isbadalka ku yimid shidaalka ay qeyb ka tahay inay heleen dalabaayo badan islamarkaana qiimaha shidaalka uu hoos u dhacay.
Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa faah faahineysa