Internetka iyo Moobeelada Casriga ah oo Saameyn ku yeeshay Ganacsatada Maktabadaha ku iibisa Buugaagta kala duwan

0
261

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Ganasatada Maktabadaha ku iibisa Buugaagta ee Deegaanka Dhoobley ayaa sheegay in ganacsigooda u saameyn ku yeeshay internetka iyo mobeelada casriga ah oo inta badan dadka u sahlaya in si fudud bugaagta ula soo dagi karaan internetka.

Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya