Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ibitaalka Guud ee Degmada Luuq ayaa waxaa lagu soo gaba gabeeyay wajigii Saddexaad Mashruuc isku jira Fiisito Daweyn iyo Qaliin Indha fiiqis ah kuwaasi oo ay ka faa’iideysteen dad aad u tiro badan oo kala yimid Degmooyinka Gobalka Gedo iyo Deegaanada Hoos yimaada.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa