Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-In kabadan 80 arday oo iskugu jira danyar iyo agoon ayaa fursado waxbarasho oo lacag la’aan ah ka helay madarsada Waamo ee Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose qaar kamid ah ardayda waxbarashada bilaashka ka faa’iideysanaya oo aan wareysi la yeelanay ayaa kawarramay dareenkooda.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa warbixintan ku eegaya