Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-In ka badan 40 arday oo iskugu jiro danyar iyo agoon ayaa fursado waxbarshada oo bilaash ah ka helay iskuulka Al-mustaqiim oo ku yaallo xaafada Buundweyn ee magalada Baladweyne.
Ardayda helay fursadaha waxbarsho ayaa ahaay kuwo aan awoodin in ay iska bixiyaan qarashaadka waxbarashada.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa warbixintan ku eegaya