in kabadan 30 wariye oo tababar loogu soo xiray Kismaayo.

0
117

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Warfaafinta Jubbaland Saleebaan Maxamed Maxamuud ayaa magaalada Kismaayo tababar socday saddex cisho ugu soo xiray 30 wariye oo ka holgalo Jubbaland Waxaana xiritaanka tababarka kasoo qeyb galay xoghaya guud ururka saxafiyiinta jubbaland gudoomiyaha ururka gabdhaha saxafiyiinta jubbaland iyo marti Sharaf kale.

Xasan Maxamed Cabdullahi. ayaa faah faahinaya