In kabadan 30 arday oo ka qalinjibisay iskuulka Cambridge ee Baladweyne

0
173

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka ayaa lagu qabtay munaasabad shahaadooyin lagu guddoonsinayay 30 gabdhood oo baratay xirfadaha farsamada gacanta sida Computerka, harqaanka iyo cilaan saarka

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa ka warramaysa