In kabadan 30 arday oo fursado waxbarasho ka helay iskuulka Hirad ee Baladweyne.

0
215

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka iskuulka Hirad ee Xaafada Xaawo Taako ee Magaalada Baladweyne ayaa fursado waxbarasho oo lacag la’aan ah siiyay 30 ardey oo iskugu jira agoon iyo danyar.Xasan Maxamed Cabdullaahi ayaa warbixin inooga diyaariyey