In ka badan 6 Ruux oo Cudurka Shuban Biyood Ugu Geeriyootay Tuulada Maagaay .

0
42

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Tuulada Maagaay ayaa 25 Mitir u jirta magaalada jowhar ee xarunta gobolka shabeellaha,  waxaana tuulada  ku nool in ka badan 600 qoys mana lahan xarun caafimaad oo lagu dabibo dad uu soo rito xanuunada.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa warbixintan ku eegeysa