In ka badan 500 oo Barakacayaal ah oo dib u dajin loogu sameeyay Hargeysa.

0
119

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Dadkan deganaa Kaamka Naasa-hablood B ee Magaalada Hargeysa oo dhibaato ku haysatey in muda ah kaamka ayaa cabasho ay gudbiyeen waxaa uga soo jawaabay Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Somaaliland iyo Dawladda Hoose ee Hargeysa waxayna dib u dejin u samayeen iyagoo la siiyey dhul ay leeyihiin.

Agaasimaha Hay’adda Barakacayaasha Axmed Yuusuf Cali ayaa kawarbixiyay dadka Barakacayaasha oo la dajiyay dhul ay leeyihiin.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya