Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-In ka badan 50 qof ayaa ku dhaawcantay shil ka dhacay gobolka British Columbia ee dalka Canada.
Shilkan tareen ayaa ka dhacay meel u dhaw magaalada Merrit halkaasoo uu heerka qabowga uu gaaray -3.9C.
Lama ogo waxa sababay shilkan.
Guddoomiyaha gobolka David Eby ayaa sheegay in uu ka naxay markii uu maqlay dhacdadan shilka.