In ka badan 40 arday oo ka qalin jabisay machadka Alqalam ee Qardho.

0
68

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Degmada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jabinayeen in kabadan 46 ardey oo baratay cilmiga Cilmiga diiniga Sida siirada Nabigeena Muxamed Naxariis iyo Nabad gelyo korkiisa ha ahaate iyo kutaabada Fiqiga islamarkana ka aflaxday Machadka Al-qalam.

Munaasabadan ayaa waxaa ka qeyb galay maamulka iskuulka, bahda waxbarashada degmada, waalidiin, ardeyda qalin jabisay iyo marti sharaf kale.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa Fah-faahinaya