Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ururka Warbaahinta Puntland ee MAP iyo Wasaaradda Warfaafinta Puntland ayaa tababar ugu daahfuray Magaalada Boosaaso 30 Weriye oo ka hawl gala xarumaha warbaahineed ee kuyaala Magaaladaasi.
Tababarkan oo socodoona mudo Afar Maalin ah ayaa waxa wariyaasha laku bari doona Anshaxa saxaafadda iyo xuquuqda aadanaha.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya