In ka badan 21 arday oo Buugooda qalinjibinta ka difaacday jaamacada Ummadda.

0
61

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Munaasabad buuga qalin jabinta ay ku difaacanayeen 21 ardey oo dhameeyay kuliyadda Culuumta Saxaafada ee jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka.

Xubno ka tirsan maamulka jaamacadda Ummadda, ardeyda buuga difaacaneysay iyo marti sharaf kale ayaa goob joog ka ahaa munaasabadda.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa warbixintan ku eegeysa