In ka badan 114 ardey oo baratay qur’aanka kariimka oo munaasabadooda qalin jabinta loogu qabtay Kismaayo.

0
155

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Kismaayo xarunta gobolka jubadda hoose ayaa lagu qabtay munaasabad abaalmarino lagu gudoonsiinayay 114 arday oo baratay Qur’aanka Kariimka ah, islamarkana ka aflxay machadka Cayduruus.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa ka warramaysa.