Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)- Hayada raabidhatul islaami oo kaashaneysa hayada maareynta musiibooyinka sodma ayaa maanta qoysas danyar ah saameena kasoo gaartay roobabkii dhawaan caasimada ka da.ay iyo kuwa deeganadoodii uga soo barakacay colaado iyo abaaro ayaa degmada garasbaaley ugu qeybisay deeq gargaar ah oo ka kooban qeybaha kala duwan ee raashiinka qiysaska gargaarkan ka faaidestay ayaa gaaraya 1038 qoys waxaaana sidaano kale hayadaana magaalada galkacyo gargaar uga qeybisay maalma ka hor.
Qaar kamid ah dadkii gargaarkan ka faaideestay ayaa u mahad naqay hayada sodma iyo hayada raabidatul caalamul islaam
Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya