in ka badan 100 arday oo waxbarasho lacag la’aan ah ka helay mid kamida iskuulada ku yaala baladweyne

0
206

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-maamulaha iskuulka Cumar Bin Khidhaab ee magaalada Baladweyne ayaa sheegay in ay fursad waxbarasho oo lacag la,aan ah ay siiyeen in kabadan 100 arday oo iskugu jirta agoon iyo danyar Naxwo Axmed Kadiye ayaa warbixin inooga diyaarisay