Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen (Mungaab) ayaa si rasmi uga daah furay Magaalada Muqdisho Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee dugsiga dhexe.
Imtixaankan ayaa Sanadkan waxaa u fadhiistay Gobolka Banaadir 41,639 kuwaas oo ku kala galaya 108 xarumood oo ku yaala Gobolka Banaadir sida uu sheegay Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir Maxamed Yuusuf.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa fah-faahinaya