Iibinta Cunooyinka Fudud oo shaqo abuur u noqotay hooyooyin garan la,aa meel ay u doonaan quudka ubadkooda.

0
171

Dhobley (Idaacadda Sanguuni) Ka Ganacsiga cunooyinka fudud ee qaarkood la dubo kuwaasoo ay kamaid tahay Sinsintu ayaa fursad shaqo oo nolol maalmeedka laga heli karo u noqotay qaar kamid ah Hooyooyinka Deegaankan Dhoobley

waxaa warbixin inooga diyaarisay …Aamina Axmed Aadan