Iibinta cunnooyinka wadaniga oo fursado shaqo u noqday haween ku nool Baladweyne.

0
91

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Haween oo ku nool Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobalka Hiiraan ayaa bilaabay in nololsha reerkood ka maareeyo iibinta Cuntooyinka wadaniga ah.

Haweenkaan ayaa cuntooyinka wadaniga ah ee ay sameeyaan waxaa kamid ah Muufada Soorta iyo Cabuulada iyagoo ku gancstada suuqa daraawiishada ee Magaalada Baladweyne.

Waa kuwan Qaar kamid ah Haweenkaasi oo Warbaahinta uga warbixiyay sida ay nolosha Qoysaskooda uga maareeyaan iibinta Cuntooyinka wadaniga ah.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa warbixintan ku eegaya