Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hashiiskan ayaa ah mid lagu taagarayo Caruurta aan heysanin daryeel waalidnimo oo ku jiro tuulada SOS, hashiiska ayaa isugu jira hirgelinta dhismiyaal xaruunta laga dhiso iyo daryeelka caruurta iyadoo si gaar ah IBS Bank uu kafaala qaaday qeyb kamid ah xaafada ah iyo tuulada oo ay ku jiraan caruurta oo aan heeysan daryeel waalid.
Munaasabadan ayaa waxa ka soo qayb galay masuuliyiin ka socday IBS Bank iyo Agaasimaha tuulada SOS , iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada Deegaanka.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya