Hoyooyiinka ku nool Degmada Dhoobley oo lagu baaqay inay kala koriyaan Carruurta.

0
15

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kala korinta ubadka ayaa muhiim u ah Hooyada iyo Ilmaheeda caafimaad ahaan iyo jir ahaan intaba waxaana Hooyada u wanaagsan inay kala koriso sida ay qabaan Dhaqaatiirtu.

Qaar kamid ah Dhaqaatiirta Haweenka ah ee ka howlagala xarumaha caafimaadka ee ku yaala Degmada Dhoobley ee Gobalka Jubbada Hoose ayaa Hoyooyiinka ku nool Dhoobley ugu baaqay inay kala koriyaan Carruurta si ay u helaan koriimo wanaagsan.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegaysa