Hoyooyiinka Degmada Dhoobley oo lagu booriyay inay Carruurta ka ilaaliyaan qataraha ka dhasha korontada.

0
39

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Korontada oo aad muhiim u ah bani’aadankana aysan ka marmaamin isticmaalkeda ayaa geysata dhaibaatooyin badan oo iskugu jira Naf iyo maalba.

Magaalada Dhoobley oo mudooyinkii u dambeeyay samaysay hormar dhan waliba ah ayaa waxaa kamida horumarada Magaaladu samaysay dhinaca korontada.

Qaar kamid ah Hoyooyiinka ku nool Degmada Dhoobley ayaa ku booriyay Hooyoyiinka kale inay Carruurta ka ilaaliyaan qataraha ka dhasha korontada.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa