Howlwadeeno ka tirsan Wasaaradda Arrimaha dibadda oo tababar looga furay Muqdisho.

0
86

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xoghaya Joogtada ee wasaarada arimaha dibada xukuumadda federaalka Soomaaliya Xamsa Aadan Xaadoow ayaa magaalada Muqdisho tababar uga furay 30 ka mid ah howlwadeennada wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya. Tababarkan ayaa inta uu socdo lagu bari doonaa howladeennadan habka ugu haboon ee loo qoro afka Soomaaliga, waxana tababarkan bixinaya machadka diblomasiyada iyo hab maamuuska iyo Akadimiyada cilmiga dhaqanka iyo suugaanta.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya