Howlgal looga hortaggayo shiditaanka dhuxusha oo laga sameyay Oodweyne.

0
32

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimillada maamulka Soomaaliland ayaa deganada hoos yimaado magalada Oodweyne ee Gobalka Daad-mareedh ka sameeysay how gal loogo hortaggayo jarista Dhirta iyo shiditaanka dhuxusha.

Howgalkaan ayaa waxaa wasaaradda ka garab siiyay ciidamada Booliska ee ka howlgala Magaalada Oodweyne ee Gobalka Daad-mareedh.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa