Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda deegaanka iyo isbadalka cimilada Somaliland oo garab ka heleeysa Ciidamada booliska Somaliland ayaa howlgalo lagula dagaalamay shidida dhuxusha ka sameeyay deegannada kala ah Booleey, Garayood, Cabdalla-guran Gobolka Daad-madheedh.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya