Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qaar ka mid ah xaafadaha Magaalada Baydhabo ayaa laga fuliyey Howlgal Lagu Xaqiijinayo Amniga Magaalada iyadoona goobaha laga fuliyey ay qeyb ka yihin xaafada mursal iyo Suuqyada Magaalada.
Ujeedka Howlgalkaan ayaa ahaa Xaqiijinta Amaanka si Shacabka ay Uga Cibaadaystaan si Nabdoon iyagoona howgalada ay horkacayeen Gaashanle Dhaxe Xuseen Keerow Iyo qaar ka mid ah saraakiisha amaanka ee Magaalada Baydhabo.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa