Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalo xuduudeedka Dhoobley ee Gobalka Jubbada Hoose ayaa sanadadii u dambeyay waxaa ay sameyneysay horumaro dhanka Dhimsaha iyo Ganacsiga iyadoo ay taasi sabab u tahay amniga iyo wada noolaashaha ka jira Degmada.
Magaaladan oo dhacda goob muhiim ah ayaa udub dhexaad u ah ganacsi sadax xagal ah oo u dhaxeeya dalalka Soomaaliya iyo Kenya.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa warbixintan ku eegeya